BISSMILLAH DADWEYNAHA AFKA SOMALIGA KU HADLA DHAMANTOD IYO GAAR - TopicsExpress



          

BISSMILLAH DADWEYNAHA AFKA SOMALIGA KU HADLA DHAMANTOD IYO GAAR AHAAN DADWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND NABAD OO NABAD WSC waxa aan aad ugu qosla beesha majerten ee magaca puntland adeegsata waxa iska leh magaca puntland wadankan jamhuuriyada somaliland qabiilkan majerteen ee ku hoos qadhabata ee isku qasbaya magac anay taarikh wadagin waa magacan puntland waxay magaca wadagan magacan maa jiiro taarikh ahaan sii kasta baa xaata wuxu yahay magacas taarikh ahaan waa waaqti laga joogo qarniyo ayaa lo baxshay wadankan jamhuuriyada somaliland oo ahaa tilman ama calaamd oo gaar ganacsiga foxa kaa so baxa wadankan jamhuuriyada somaliland oo laga DHOFIIN jiiray dekedaha zaylac iyo berbera waaqtigi faracinada ay jamhuuriyada somaliland iman jiiren waxay qabiilka faraha yar ee tagta daran ee afka weyn sida lagu beenta badan ku dhaqan afdubka badaha waxay donan in ay iisla siman ay xadan sii iska boob aah magac anay oo qalmin xaata taarikh ahaan wax baa wadagin iyo dad ahaan oo jamhuuriyada somaliland ledahay iska lee dahay , horta oogada deganka ay sheegtan beesha majerteen wuxu taarikh ahaan sidu konfour uga BAXAY talyanigU EE loga xorreyay waxa laa odhan jiiray deganka majertenia magaca ruunta aah deganka oo taarikhada iyo geographida waaqtiga schoolada logu bari jiiray carurta waa taarikh jiirta ay sii aad ugu fani jiiren xamar waa markay labada wadan isku mamul ahan jiiren waxa billqassab lagu baran jiiray schoolada magaca gobolka majerteenia wixi laa isku odhan jiiray marka R.soomala
Posted on: Tue, 03 Dec 2013 09:39:17 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015