==Caqli caqligalay iyo caqli indho galay iyo caqli sangalay - TopicsExpress



          

==Caqli caqligalay iyo caqli indho galay iyo caqli sangalay galay,;!!!!!!!! ==Caqli caqligalay waa caqliga raga, oo marna Wuu ku hayaa marna Wuu kudhaqaa.,,marna Wuu ugu fikiraa mustaqbalkooda rerka waa hadee ragii raga ahaa;;;!!!!!!!!! ==caqli indho galay waa caqliga dumarka indhaha Bay wax ka arkaan kaliya, oo maanta haday qado fiican cunto cawana casho waydo weligay fandhaal dabada kama leefin Bay leedahay,;!!!!!!!oo waxba iimaqabto oo waxba imasiiyo gaajuu nagu dilay;;!! ==caqli sangalay waa kan xayawaanka oo sanku wax kauriyaa oo waxa uu cunayo sankuu laraacraacaa;;!!!!!!!!! ==================== daarulcilmi.net
Posted on: Tue, 29 Oct 2013 12:50:49 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015