:-D :-D Mid Ciyaal wiido ah ayaa la kulmay gabar eey isku xaafad - TopicsExpress



          

:-D :-D Mid Ciyaal wiido ah ayaa la kulmay gabar eey isku xaafad yahiinoo uu mudo raadinaayey, gabdhii waxuu u sheegay in uu ka helo, gabadhii ayaa ugu jawaatay in eey iyadaba dabeecadiisa eey ka hesho laakiin lugaha + gacmaha xiito-xiitadda ah iyo calooshiisa dheer eey ka helin oo eysan jid la mari karin waxeyna ka codsatay in uu GYM galo,,,, Xariifkii waa xanaaqay noo.. “Gym markaan galaayo unuka dagaal maa u soconaa cayaalka xafadda lee iska nahay” kkkkkkkkk
Posted on: Mon, 28 Oct 2013 08:58:07 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015