**********WONDERS************* Mid magaalada ku cusub ayaa hadda - TopicsExpress



          

**********WONDERS************* Mid magaalada ku cusub ayaa hadda ka hor qof Tell Ka bartay sxbkaa qoftii marka uu in badn la shekeysanayay ayey ku balameen in ay is arkaan, sxbkaa waxaa la dhahay Pharmacy hebel hortiisa soo istaag, sxbkaa wuxuu dhahay sidee igu garaneysaa meshas meel dad badn marayaan waye? Qoftii ayaa ku waxay ku dhahay pharmacy-ga hortiisa waxaa jira nin gaari gacanle ah oo moos iibiya marka moos inta ad gadato oo fiiqato cun marka aniga sidas ayaan kugu fahmaa, Ninka mooska gada ee gaari gacanlaha ah hal kiilo oo mooos ah bis ayaa u hartay intii kale wey u gadmatay,Ninkii nag la balansanaa halkii kilo wuu dhameeyay siduu marba mid u fiiqanaayay,Nag tii ayuu wacay wuxuuna ku dhahay abaayo maxaa kugu dhacay wad soo daahdee mooskii dhan waan dhameeyay ee hadda sideed igu garaneysaa? Qoftii kulahaa waxaa jiro wiil kale oo qare iibiya ee hal qare inta ad gadato cun hadda ayn kuu imanaaye sxbkaa qare weyn ayuu iibsaday cunitaan ayuu ku bilaabay wilkas ilaayo hadda gabadhii wuu sugaayay marba qare iibso ooo cun ayey leedahay ee maxad kula talin lahed loooool
Posted on: Thu, 14 Nov 2013 14:45:38 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015