06. Imisa Cashar ayaa Diyaar ah? Casharada Diyaarka ah ee - TopicsExpress



          

06. Imisa Cashar ayaa Diyaar ah? Casharada Diyaarka ah ee Barashada Computer-ka ah Hoos kaga bogo. Haddii aad Diwaan gashan tahay waad daawan kartaa Dhammaantood: Course-yada aanu bixino qofkii dhammaysta mid ka mid ah isla markaasna aan imtixaanaadkiisa xaqiijino waxaanu siinaynaa shahaadada loo yaqaan Diploma ah. sidoo kale qofkii hal program barta isla markaasna la xaqiijiyo imtixaankiisa waxaa la siinayaa shahaadada loo yaqaan Certificate Haddii alle idmo. Course 1: MS Office Word Excel Access Power Point Publisher Course 2: Trouble Shooting Basic Computer Recovery Media Creator Windows XP Windows Vista Windows 7 Windows 8 Course 3: Accounting Packages Software QuickBooks Daceasy Saacid Course 4: Web Design HTML HTML5 Artisteer WordPress Joomla Course 5: Media Flash Animation Pinnicle Studio Photoshop AVS Video Editor Banner Studio Design Sony Vegas Course 6: Programming Language Visual Basic 2010 C++ C# Course 7: Scripting Language Server Side Scripting: PHP ASP Client Side Scripting: JavaScript Waxaan kale oo dib ka soo gelin doonnaa haddii alle idmo Course-yo kale oo badan marka ay diyaar noqdaan insha allaah Wixii intaas dheer la xidhiidh cinwaankan hoos yaala facebook/sahalsoftware3
Posted on: Sat, 29 Jun 2013 06:07:17 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015