08/08/2013 waxay ku beegneyd Maalintii Ciidda, waxay ahayd Maalin - TopicsExpress



          

08/08/2013 waxay ku beegneyd Maalintii Ciidda, waxay ahayd Maalin ku qaaliya dunida muslimka, Qofkasta waxaa uu ka fikeraayey halka uu Maalinta Ciida ku Qaadan doono farxaddiisa, waxaanu Nasiib uhelnay inaanu Maalintii Ciidayadda la Qaadano Xarunta Darbi-jiifka ee Mustaqbal, anaga oo halkaasi dhallinyarta ku wadaagney Hadhimo Sharafeed, Gacantana aanu wada galiney Cunto Si’macaan Loo Sameeyey, sheekadda iyo farxadda ayaa ahaa kuwo aanu is waydaarsanayney, iyadda oo halkaas uun Maalin ka hor aanu gaadhsiiney deeq Cunto ah, Xaruntan waxaa ku jira 170 caruura oo 15 kamid ahi gabdho yihiin, xaruntu waxa ay qoysaskoodii la xidhiidhey 78 caruura waxaanay ku guuleysatay inay waalidkood gacanta ka galiso kadib markii dhaqan celin adag loo sameeyey Caruurtan. Hooyo Luul Xasan Mataan oo ah Maamulaha xarunta ayaa sheegtey in Caruurtani aanay Oromo ahayn ee ay yihiin caruurteenii, dhamaanteena masuuliyaddi inaga saarantey
Posted on: Sun, 11 Aug 2013 05:50:26 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015