14 / July / 2013 Ka hor intaa aan la dilin Taliyahii ciidamadii - TopicsExpress



          

14 / July / 2013 Ka hor intaa aan la dilin Taliyahii ciidamadii Maamulka #Puntland u diray degmada #Qardho, waxa la sheegay in Taliyaha Ciidanka wotay uu Madaxweynahii Hore ee Maamul Goboleedka Puntland ugu yeeray Aqalka u Qardho ka degan yahay Taliyaha dhintay oo u socda Gen. Cadde Muuse Xirsi ayaana la khaarijiyay sidaa warku leeyahay Gen. Cadde Muuse ayaa in muddo ah lagu tirinaya Hoggaamiye Mucaarad oo Awood leh dhinaca magaalada Qardho, In kasta oo u dhowr jeer Idaacadaha ka sheegay inu Arrimaha Puntland ka jira Oday ka yahay ....
Posted on: Tue, 16 Jul 2013 03:24:21 +0000

Trending Topics



v>

Recently Viewed Topics




© 2015