16 wax yaabood oo ku saabsan Champions League iyo abaal marinada - TopicsExpress



          

16 wax yaabood oo ku saabsan Champions League iyo abaal marinada xidiga yurub iyo xidiga aduunka: >Ma,ogtahay aqristow in xidigii ugu horeeyay ee kuguuleysta abaal marinta xidiga yurub uu ahaa Stanley Matthews miseogtahay in uu uciyaari jiray kooxda Blackpool ee wadanka ingriiska. >Ma.ogtahay aqristow in koobka horyaaladaUEFA Champions labilaabay 1955-tii mise ogtahay in waqtigaa la,oran jiray Europe League. >Ma.ogtahay aqristow in kooxda Real Madriday tahay kooxdii ugu horeysay ee kuguuleysata Champions League. >Ma.ogtahay aqristow in abaal marinta xidiga aduunka (Fifa World Player of The year) labilaabay sanadkii 1991-dii. >Ma.ogtahay aqristow in xidigii ugu horeeyay ee kuguuleystay abaal marinta xidiga aduunka uu ahaa laacibkii hore ee jarmalka Lothar Matthäus. > Ma,ogtahay aqristow in weeraryahanka kooxda Man United Wayne Rooney u yahay ninkii ugu da,dayaraa ee goolasha loo yaqaano Hat-rick kadhaliya koobka horyaalada yurub mise ogtahay in ay aheyd kulankiisii ugu horeysay ee uu usaftay United ciyaar udhaxexysay Man United iyo Fenerbahce. > Ma,ogtahay aqristow in xidighii hore ee Brazil Romário uu yahay ninkii ugu horeeyayee kasoo jeeda qaarada Latin America ee kuguuleysta xidiga aduunka, > Ma,ogtahay aqristow in xidighii hore ee xulka Talyaaniga Fabio Cannavaro uu yahay daafaca kaliya ee kuguuleystay xidiga aduunka. > Ma,ogtahay aqristow in wadanka Brazil uu yahay wadanka ugu badan ee xidigiisa lasiyay abaal marinta xidiga aduunka mise ogtahay in 5-xidig oo reer Brazil ah ay 8-jeerabaal marintaas qaateen. > Ma,ogtahay aqristow in qofkii ugu da,dayara xaga raga ee kuguuleysta abaal marinta xidiga aduunka in uu ahaa Luis Ronaldo,mise ogtahay in uu ahaa 20 jir aynaaheyd sanadkii 1996-dii. > Ma,ogtahay aqristow in qofkii ugu da,da weynaa ee kuguuleysta abaal marinta xidigaaduunka in uu ahaa kabtankii hore ee talyaaniga Fabio Cannavaro mise ogtahay in uu ahaa markii uu qaaday abaal marintaan 33 jir. > Ma,ogtahay aqristow in qofka kaliya ee 5 jeer qaatay xidiga aduunka raga iyo dumarkaba in ay tahay gabdha caanka ah eereer Brazil ee Marta. > Ma,ogtahay aqristow in gabdha reer Brazil ee Marta ay tahay gabdhii ugu da,ada yareedee qaada abaal marinta xidiga aduunka qeybta gabdhaha ,mise ogtahay in ay waqtigaas jirtay 20 sano iyo 7 bilood. > Ma,.ogtahay aqristow in magaalada Milan ay tahay magaalada ugu guulaha badan koobka horyaalada yurub mise ogtahay in 10 jeer lageeyay magaladas koobkan. Zeyd Bilal
Posted on: Wed, 14 Aug 2013 13:48:45 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015