24000 oo Qoys ayaa xukuumada DDSI dib u dajin oogu samaysa - TopicsExpress



          

24000 oo Qoys ayaa xukuumada DDSI dib u dajin oogu samaysa agagaarka wabiyada iyo dooxooyinka kuwaasoo ka faaiidaystay mashruuca xoolalay beeralay loogu magac daray oo macnihiisu yahay in Qoyska la siiyo dhul beer ah oo dhan walba ka diyaarsan si uu u beerto xoolihiisana ugu dhaqdo si looga hortago saboolnimada waana ta sababta u ah in gobolka soomaalida itoobiya uu meel iska dhigo saboolnimada u jeeni qaarto waxsoo saar
Posted on: Thu, 04 Jul 2013 23:20:25 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015