400 oo arday oo seegan sanadkan waxbarashadii Sudan loo aadi jiray - TopicsExpress



          

400 oo arday oo seegan sanadkan waxbarashadii Sudan loo aadi jiray ee reer puntland, masuuliyadaa yaa qaadaya, amaanta xassan culusow goormay bilaamatay uu shacabka iyo dhulka puntland ku amaanayo ma markii calaaqaadka loo jaray mise ka hor anigu waxaan qabaa markii calaaqaadka loo jaray, hadaba muxuu oga danleeyahay in uu amaano intii horena uu u arkayay dad aan talo iyo goaan meel dhigan karin,
Posted on: Fri, 06 Sep 2013 22:28:11 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015