A madoobe MKM Jubooyinka waxuu qudbadiisii maanta ku yir - TopicsExpress



          

A madoobe MKM Jubooyinka waxuu qudbadiisii maanta ku yir Wasiirka arinaha dibada ethopia ayaa waxuu yiri reejubooyinoow inaga ethopian ahaan waxba idiin yeerin meeyno ee inta aad shirtaan tadhada oo danihiina ka tashada soomaalida ethopia dagan waa ethooian wayna idinka soomaalisan yihiin anagana waxaan ifin noqonaynaa kuwa idin tilmaama Midakale ethopiayadii hore haku xisaabtamina midkale ku tala gala taariikhdii horena meel iska dhiga Walaalayaaloow waxaa is waydiin mudun ethopia miyaa maanta soomaaliya wax u qaban gaar ahaan absame iyo jubooyinka Ninka isaga ogadeenka ahee aaminsan Hadalka anxaarkaa ka soo yeedhay ilaa intee la eg ayuuna wadi karaa xageese nagu wadaa ????????.?...?
Posted on: Sun, 01 Dec 2013 21:51:59 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015