APA isreal - TopicsExpress



          

APA isreal AAI TT TASHI IYO TALLO QARAN. Boqor2010@gmail +2522(063)4054030. Dhawr arrimmod iyo dhalliilloba lehe Tashi qaran tolnimo iyo tallaabooyin horukaclihiba waa daneyn dadnimmo daddaal qarranimo iyo toosin qofnimo intaba ha I khusseeyo khuseyso, hana inna wada khusseyso hana idin khuseyso hana idin wada khuseysee. Tallo qarran waxa soo bandhigey oo website u sammeeyey beel kamida beellaha dega Somaliland. Oo isaaqa kazoo jeeda laguna sheego in ayaan iyo aayaba xabuusha ayagoo ugu weyn min sh isxaaq siada sh mohamuud sh xassan ku tilmaamey nimankan aabaha iyo odeygaba kazoo jeeda innuu yahey sh isxaaq soo noqoodi isagoo dhalley 9, gabadh iyo sided wiil oo gabadha uu qabo nin isna dhaley sided wiil oo gabadh reer burcana inankiisu qabo, weliba carrosiciid lawalaalo ah Calisiciid. isladoonasho rabi. Maadaama labaduba la kulmeen kullanka wallaalnimada tashi iyo taakulaba.waa ay sii ballaadhandoontaa TASHI oo ragbadan oo hormood iyo hibasho qaranba dareemey baa soo galley. Waanu idinka oggolahey dhammaantiin tashi tallo iyo taakuloba. Dhammaan reer Somaliland. Marlabaad taladan waxa inagala siman oo aan u ogolahey non reer Somaliland dawladaha ah oo si toosa haba yaraatee innaga ogol ictiraafka ROSL. US UK Uganda Ethiopia inta aan illaa hada hubo. Diyaarna u ah in inta kahoreysa 2015ka saffaaradooda wakiiladooda soo dejiyaan Somaliland. Arrinkan kaasna danihii u ah oo ku qoraa toggaherer oo uuku warramayey guddoomiyaha bariga iyo Bartamaha Africa oo sitoosana u ah guddoomiyaha u ololeynta diplomasiad dibadeed oo xoogan oo ay Somaliland la yeellato barriga iyo Bartamaha Africa iyo caalamkaba ACros African committee for the realization of Somaliland diplomacy to tha wider world. Weliba ah ninka wakiilka inoogaahaa beryahan dambe oo dhan Somaliland ee Uganda illaa iminkana kaaahaa, baa soo daabacey warbixintaas khuseysa duwaliga Somaliland ka ogol iney wada shaqeeyn yeeshaan iskaashi cudud qarran mid qoomiyadeed mid dhaqan dhaqqaalle iyo mid diplomasiyadeedba . Guddoomiyaha barlamaanka Somaliland oo kahadley golaha tashi oo hargeisa lagaga dhawaaqey waxa uu kayidhi dastuurka marka loo eego aad uguma cadda in tashi ………………………………………………. WAXAAN MOODAAYEY IN REER SOOMALILAND DIMUQURAADIYADDA YAQAANIIN SHOW UMABA BILOWNA WAAR GOLAHA WADATASHIGA DASTUURKA IYO DADNIMADA OGGOL. Saturday, July 20, 2013. Mujaahid Dhagaweyne ayaa isna aayaha dunidan aad ugu dhalliilley guulaha kacaanka iyo Kulanka Atlanta xukkkuumada qodobo illaa 10 qodob ku dhawna soo dhigey toga herer. Waayahey kolleyba waajib SNM nimmo daryeelka iyo daadihinta dhaqandhaqqaalle xornimo horukac/s horusocod nimo isku kalsoonaan isla tashi is toosin iyo istaakuleeyn intaba. Waanu ugu mahadnaqeynnaa Mujaahid dhagaweyne hormoodnimada cannaanta qarranka oo uu u soo dalliiishadey waxqabad xummo, daacadnimodarro, dadleys, ixtiraam darro, xurnimolaaan, caddaadis, ilmaheeda madaryeesho, dadaalihi dictatornimmo, axmaqnimo, iyo ubadkeeda cunna3 waayahey waxyaabaha ku aadan tibaaxahan iyo iswaafajinteena inala gudboon qarran ahaan qowmiyad wacnaan isudulqaadasho iyo samakaabnimoba. Danaheenna dawladnimadeena iyo daahfurka waayaha cusuba. Toosinta cannnaanta waxan ka idhi Ibraahim addoo mahadsan dadkan iyo dalkanba waad usoo dhafartey, cidllootey, jajabtey, ragbadani guddo iyo dibadba kaaga dhammaadeen alhamdu lilaahina ragna kuugu dhasheen barro iyo beydba . kolley dacartaa lagugu kiciyey oo soomaaliyaa lagugu dhaqdhaqaajee dulqaadbadan baa xukuumadana laga rabaa ducco deeq, dadaal iyo daahinimoba. Waaxohoo intaa ii dheerna maxaan u baahaney in golahan tashi ku soo kordhiyo xukuumada iyo ubadkeena higsanaya himilo wacan dar-yeel xooluhu ka cabbaan iyo daryeel dadba. Wax caawa halkan innagu weheliya wakiilka Somaliland for now and tomorrow Djibouti ambassador for the Republic of Somaliland from 2017. May 5. Websiteka Somaliland. Website Somaliland yeellato Jully 2012 in the history of mankind. 1. Xukkuumadu wey ogoshahey in biyaha dalku u baahanyihiin kordhin kaalmo iyo kaynaanba sida ku cad oo weliba ku maddoow Somaliland website oo lasameeyey laba billood ka dib u diyaargarowgii 18kii may ee sanadii labada kun iyo 12kii. Waaxahayga iyo madaxduba isweydiiyee, oon sigaarana annugu ugu marag midigyo billaa maloawwaala u hayyaa in annoo jooga Uganda aan iswaydiiyey markaan ka qalinjebiyey jaamacadaha Africa ugu waaweyn ama jaamacada 3 aad ee Africa ku taallo Mkarere/kIU iyo kuwakalloo bada . A malaa dadkan waa lalugooynayuun waayo? Waxaan arkiwaayey Aprill 14 2012 website qarranka soomaaliland leedahey oo aan ku soo diro xog qarranku leeyahey. Waa waayey waxxaan u yeedhay oo ii yimi innamo kale oo idillaaya reer Somaliland ah weliba yaa ka midyihiin weriyaha toggaherer haddana ah guddoomiyaha xisbiga UCID ee Uganda. Iyo weriye Abdilqaadir Hadhwanaag, waan suaalley dalku maleh website qarran waxan hore ugu haystey in Somaliland press qarranku leeyahey waxase laysheegey inaaney dawladu laheyn laakiin muwaadiniin reer Somaliland ahi leeyihiin ama ku daba leh reer Somaliland. 2. B waxaan kalloo isweydiiyey calankaanu sugeynayow sahankiisa aheynow oo layska ahaysto 3. C passporada oo aan kii Somaliland qaatey oo indho =madow. In =male midab= madow. Nationality =Somali lander. Ta udanbeeysa maahe intakaleba lagala simanyahey soomaaliya. 4. Waxa ii soo baxdoo kale. 5. D mujaahid dhagaweyne oo riiga aan Ethiopia ka keeney aan heshiis kula galley mujaahidka wallaashii oo uu wakiil u yahey lanaga xanibey isla isga annag iyo qaarkalle bada lagu darey welina xukuumada cusubi si qiime iyo sharafba leh noogula ogoshahey in nalala toosiso hawshii isla markaana waxa ugu macquulsan khassaarihii ceelkii ladumiyey iyo sanad dhan oo nalaga fariisiyey riiga wax nagala compensate gareyso. Waayahey hadaba oodo lakala guridooneeye dhamac iyo dhacamaba, websiteku waa wajigii qarranka iyo qarranimada waan waayey waxan warbixintii kusoo daabacey wejiga hore ee Toggaherer waanuna qabaney xuskii 18 may Kampala Uganda aygoo daka iyo hoggaanka sharafta leh ee Uganda noogu ogollaadeen inaan xaflada siwacan oo ballaadhan ugu qabsanno waxaad ka daawan kartaa googelka. Intaas waxa dheer doorashada nin passport dalkale sita oo dastuurka Somaliland aanu habayaraatee ogoleyn 80.1. kow waaka siillaanyoba ladoortey, doodaas isaga ah waxaan fillayaa inuu muddo dheer dadka reer Somaliland takfida kulla mmel iyo meeqaanba qaatey. Oo aan aad loola simi Karin cidkalle. Qarrankana inbadan somaaliland kazoo shaqeeyey. Islamarkaana annoon rabin innnaan sii wado 80.1. oo wada fahansantihiin ayaa kabakaaley madaxweynaha oo dadka ugu badan oo usoo shaqotagaa Somaliland waa dad dhalashooyin kale wada sita islamarkaan hormar iyo horumar laaantoona markey danahooda karitaan cashuurtayaree masaakiintan laga gurro mid welibana iskaga laabto dalkii uu kayimi. Aqqoon ahaana waxan fillayaa in xukkuumada haddeer jirtaa aad u dhiiri geliso aqoonyahan iyo aqoon kusoo xullasho. Haahaatee weli nin wasssiira oo passportka sooomaliland wadamada uu ka yimi intuu kiisii badalley iskudayey innuu meel mariyo nin baa la hayaa uaganada. Biyaha hargeisa waxaan fillayaa in waxa lasoo saaro iyo waxa gallaa kala badanyahey tamarta lageliyaana tahey 100/100 inta kazoo baxdaana waaba ¼ ama 25% waana 2MW dabdhalinta biyaha hargeisaad waxana daily lageeyaa 22drums 20 kaas oo midweliba yahey 4000 oo liter ayaa cilmigan hydraulicku qeexayaa in 4000 lit litre keepa saacadii u dhigmo soo saaro 10KWH /liter =40,000KWH. 2000 KWH wuxu isticmaalaa 20 foosto 4000 oo litter for 20 hours. Kaas macnihiisu taas wuxu yahey 1 foosto saacadii 200lit/2000KWH. Waxsoosaarkuna waa 500KWH sidaa awgeed cost effectivenessku waa 25%. Ceelka ku yaalla ainabo hulqaboobe oo ay sameysey hayadaha UNHCR/VIA quip projects saacadii wuxu isticmaalaa 3lit awood dhan 22.5 KWH, wuxu soo saaraa 11KWH biyo u dhigma. Kannoo taa macnaheedu yahey 1 USD for 12MCU m3 1 halka biyaha hargeisa 2mCU ay yihiin lacag dhan 1 doollar. Nidaamka warshada laydhka Hargeisa ayaa qalabka yaallaa awoodiisu dhantahey 4700KWH waxa lashidaa keliya markiiba 500KWH illaa 1000KWH halka magaalada dhammi u baahantahey dab gelin rasmiya iyo koronto jaban oo waarta waxa lashidaa 25% . halka warashdaha yaryar oo hargeisa ee private ahi shidaan70% oo kafaaiideeyaan waxqabadka , baahida daboolisteeda iyo isbixinta weliba macaashna laga rabo lagana hello. Mashaariicda ku qorshaysan sanadahan ayaa waxa kamida laydhka dalka HAR, BURco, BERbera, Borama ,Laasaanood, Erigavo iyo gabilley oon lagu darin laakiin muhiima. Maaliyada u qorsheysani waxay dhantahey 24, million welina looma dhaqaaqin. Mashruucan oo aaan si wacan u diyaariyey iyo xogtoo rasmiya lasoco weekska soo socda kolleyna aan u bandhigayo madaxweynaha iyo madaxda kallee qarrankaba. Waxanu mashruucu dhalinayaa 24000KWH dalkoo dhan magaalooyinka sare waxana lagu iibinkarayaa .8 in ka jaban inta privateka $19,200 oo dollar saacadii times 24 hours waa 460,800 oo dollar saacadii bishiina waa 13,824,000 waxay ku dhawdhawdahey dakhliga qarranka guud ee JSomaliland. Shiidaalka ku baxayaa waa 24,000KWH 2400litresH12 foosto 2400 USD saacadii 57,600 oo dollar 24 kii saac. Bishiina waa 1,728,000 oo dollar bishii shiidaalka mashruucu dhammaan. Dalliilkii deyaabadaan kadaabacey. TT toga energiga iyo ecconomiga DADDALKII QARRANKA IYO MADAXWEYNAHA Madaxweynuhu wuu ku soo dadaaley illaa xad sameynta websiteka qarranka Somaliland ninkii dibad joogaa darremayey annaan si weyn dalka dib ugu fiirsadey daacadnimodarro iyo dadaalxummo jirta aqoon iyo ittaal halkoode. Guulaha collaadii kalshaalle Brishka. Deymihii qarranka 70m wax labixiyey iyo wax hadhsanba 198 dii maalmood oo ka heli kjarto websiteka qarranka. Alleylehe 1000 guullod iyo kow aan tiriyey annuu waxad ka helaysaa Somaliland website. HARGEISA BIYAHA INGIRIISKA IYO CEEBTII WATERGATE OOHORE LOO SHEEGI JIREY IYO SIDEY INNO KHUSEYSO. Document DHALLIILAHA AAN SHEEGO. NDPga Somaliland waxbadan waa hirgalleen. Laakiin hawsha qiimaha leh oo maqan waanigan halkan ku soo bandhigey. 1 biyaha hargeisa iyo halkeey nala marreen oo hadana muhiimadaha qarranka iyo qawmiyadaha reer hargeisaadba haa 2 hadaba tashi sideebuu hawlahan wax uga qabankarayaa 3 muddo intee leeg baa wax lagu toosin karaa 4 xuulka tashi iyo guddiga qarran oo loo xilsaari karo mudanne madaxweyne 5 qorshaha kharash iyo in xukkuumadu taakulo ku dareyso 6 baarlammaanka iyo ciddu guddoomiyuhu u soo xilsaarayo 7 Guurtida iyo gargaarkooda Tashi 8 Ururada haweenka iyo Aayaha tallo. 9 Urrurada raga iyo asxaabta tallo iyo tashi kaabnimoba. 10 Ajandaha iyo tallaabooyinka wadaniyadeed oo tahey in la illaasho SLwat, electrical reccog and diplomacies 11 Cayda dawlada iyo cidey anfacayso oo loo qaado rukhsad qarran. HAR ENG matts 12 Hilinka toosineed iyo tashi. HAR WATER 13 Qodob 10 guddoomiyaha tashi 1aad ee tashi Madaxweynaha the PAM 14 Guddoomiyaha Labaad AAI. 15 sheikha tashish mohamoud sh Hussein ku xiggeen shmohamoud 16 Gudiga7 gudiga qarranka oo kahadlaya. The environment 17 Budget 1 week. Hotel Ambassador 18 Furitaanka madaxweynaha ama idmanaha madaxweynaha. 19 Foreign delegates French sp journalist. 20 The television news papers iyo warbaahinta. 21 International considerable issues with in the Somalia Somaliland discussions about the embassies of Somalia and the shares if/eff federal. Otherwise point c Nil the ENV. The fuel search of CON/sheff. The AM Embassy Mogadishu, and the depts. If/eff any. Dhammaan waa mahadsantihiin TT toga Tashi tallo qaran iyo tabaalaha aduun.
Posted on: Sun, 21 Jul 2013 22:40:12 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015