ASC Dhaman Asxaabta, Qaraabada, Walalaha, Xigtada waxa u - TopicsExpress



          

ASC Dhaman Asxaabta, Qaraabada, Walalaha, Xigtada waxa u sheegaya in aan intii muddo ah aan hakiyay isticmaalka Page kan face-book ga Ismail Issa kadib cillado farsamo oo so food saartay, Hadaba dhamantiin waxa aad iga soo xiririn kartaan ciwaan kahayga ama page kayga kale ee aan sida joogtada ah u isticmaalo oo ah Ismail Yasin aad ku baari kartaan Mahadsanidiin by : Ismail Yasin Mohamed
Posted on: Thu, 04 Jul 2013 16:40:38 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015