Abdi Chopra Abdi Yareaa aabihis Mohaa Abdikarin Shire waydiiyay: - TopicsExpress



          

Abdi Chopra Abdi Yareaa aabihis Mohaa Abdikarin Shire waydiiyay: aabe aniga see igu dhashay ? Aabe: Maalin maalmaha ka mid ah ..... aan kuu sheegaa Wiil: maya aabe hada ii sheeg Aabe: haye, Ani iyo Hooyada waxaa isku aragnay [ Internet cafe ] Meeshaas aabe wuxu hooyo la noqonay [ Connected ] Markaas Hooyo wexee sameesay [ Download ] Wexeeka ka sameesay [ Memory Stick ] ka Aabahaa Markuu aabaha Dhameeyay [ Uploading ] ka Waxaa ogaanay inaa Isticmaalin [ Firewall ] Aad ayaa u daahnay mana sameen karin [ Cancel or Delete ] 9 Bilood ka dibne waxaa noo imaaday [ Virus ] ....x kkkkk Bisle Hassan Mohamed Iid Smart Maryan Manka Khadruuja Sahal Saamiya Qaali Zalaan Ibra Kadebra Keyse Yare Qåłï Qùrüxłęÿ Qâłäñjõ
Posted on: Thu, 27 Jun 2013 21:29:02 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015