Actor ka caanka ah ee Tom hanks waraysi uu bixiyay waxa uu ku - TopicsExpress



          

Actor ka caanka ah ee Tom hanks waraysi uu bixiyay waxa uu ku sheegay in magaalada Minneapolis ay tahay Magaalo soomaali, sida buu yiri Chinatown oo kale, waxa oo kale uu sheegay in film ka captain Philips uu yahay film somali uu na aad ugu faraxsan yahay in uu somali la jilo film, sidoo kale waxa uu ka hadlay dhibaatada Somalia ay soo martay, bal daawo waraysi ga, kaftan badana way ku jiraan Tom Hanks on the Late Show with David Letterman (FULL INTERVIEW HD) (October 7, 2013)
Posted on: Sat, 26 Oct 2013 22:07:39 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015