Africaanka Intiisa Badan Waxa Hagaasiyey Qabyaalad - TopicsExpress



          

Africaanka Intiisa Badan Waxa Hagaasiyey Qabyaalad Sumeysan. Mashaqo ka dhacday Magalada Mooyale oo in kabadan 30 ruux(qof) ay ku dhinten dagaalo aad u qadhqadhaadh oo dhexmaray laba beelood oo walaalo h, halkaas oo lagu hobtay halkas kadacay. Xiisadaha aya cirka ku shareeran kadib marki uu dagal dexmaray qabailda Boranta, Gabraha nurji deeganka oda sololo saka iyo degaano kale aya kamid ah melaha ay dagaladu ka dhaceen, halkaas oo hanti badan iyo guryo badan lagu gubay magalada Moyale ee hoos tagta Marsabet County Mooyale taas oo ku taala xadka Kenya iyo Ethiopia todobaad ka hore ayay ahayd markii uu dagaal ay 1o rux kudhinten uu dhex-maray Booranta iyo Garraha Mooyale dhanka Ethiopia. Caqliyadda iyo dhaqanka madow ee Africanku waa mid aad loola yaabo, dhankaad eegtaba waxa isku rifaya dad aad u dayacan oon xataa helin afaca la quuto waxa ay ku dirirayaana waa magac aan maqal mooyee muuq iyo taariikh fiican oo la dheegto lahayn.
Posted on: Sat, 31 Aug 2013 19:41:02 +0000

Trending Topics



v class="stbody" style="min-height:30px;">
CORAÇÃO VALENTE O que mais me encanta na vida não estar na
You may be asking yourself the question : How come I am not
Palestinian President Mahmoud Abbas says the United States has
Permission to tag mga friends and feel free to untag your self too
A FREE BUSINESS FOR YOU. The Turbo Feature of PAYBUX will let

Recently Viewed Topics




© 2015