Ali ilka weyne oo sirta oo uga soo baxsaday dalka ethiopia oo la - TopicsExpress



          

Ali ilka weyne oo sirta oo uga soo baxsaday dalka ethiopia oo la soo helay ka gadaal markii oo lacag kala soo baxsaday nin u dhashay wadanka ethiopia ninkaas sida aan xogta ku helnay oo lagu magacaabo tawane ninkaa oo ilaa iyo hada ku raad joogo meel uu jaan iyo cirib dhigay lkn hada ogaaday in uu lacagtaas ku iibsaday lineka uu ku galay wadanka swden umada muslimiinta ahaaw ha fogaada xaqa islaameyd hadii kale sidii ninkaan oo kale ayaa ceebtaada laga daba tago doonaa soomalida waxeey dhihi jireen tuug la qabtay tala maleh
Posted on: Sat, 20 Jul 2013 02:09:17 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015