Alxamdulillaah Allaah baa mahad is kaleh ii fududayey - TopicsExpress



          

Alxamdulillaah Allaah baa mahad is kaleh ii fududayey safarkiii dheraa ee aan ugu kici timay xagaa iyo wadanka kenya, ugu danbayntiinaa waxaan soo gaaray magalada NAIROBI ee caasimada wadankaas, beritona waxaan aadi doonaa meel ka mida isla wadankaas oo la dhaho NAIVASHA, sxbyaal soo ducaya in safarkaa kale allaaah ii fududayo iyo waliba in aan si Nabad ah wadankeenii ugu soo laabto, Ducadu waa xagiina Asxaabey, Thanks
Posted on: Sun, 03 Nov 2013 02:57:36 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015