Alxmdllahi saacad kahor waxaa caasimada somalia ka dageen my mum - TopicsExpress



          

Alxmdllahi saacad kahor waxaa caasimada somalia ka dageen my mum sharaf iyo wiilasheeda oo dhowr sana ka maqnaa gurigooda maasha allah nabad ayaa iftiintay nal ayaa hilaacay waan rajaynayaa mar un inaa idiiinku soo booqan doono hoyga aan ku dhashay allow adigaa mahad leh shar iyo balo allaha ka xijaabo aaamiin Philosoph Hajji walalkey dhab ahow waayaha aduun waxkasto jira kaan ka weheshanayo weyne ha ii kaa daayo my young bro ii noolow adigiyo all my faamil
Posted on: Wed, 04 Sep 2013 10:57:44 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015