Asc? Caafimaad iyo mahad celin. Waxaan halkaan uga mahad - TopicsExpress



          

Asc? Caafimaad iyo mahad celin. Waxaan halkaan uga mahad celinayaa, dhamaan eheladayda, saaxiibaday iyo asxaabtayda facebook iyo kuwa kale ee iga soo wacayay aduunka dacaladiisa, oo dhamaantood aadka uga diirnaxay shilkii isoo gaaray 16/Aug/2013, iina soo ducaynayay iigana wal walayay sida joogtada ah. waxaan leeyahay Walaallayaal aad ayaad ugu mahadsan tihiin dadaalkii iyo gurmadkii aan kala harka ka lahayn ee aad iifidiseen. Ilaahay ajar haydinka siiyo, anigana waxaa isleeyahay Rabbii wuu kuu aqbalay ducadii, hadana waan roonahay oo waan soo buskoonayaa. mahadsanidiin dhamaan.
Posted on: Tue, 27 Aug 2013 15:32:29 +0000

Trending Topics



ght:30px;"> thank you Lord.....for your blessings of awesome sisters and
A Carta de Amor do Pai Celeste para Você A VOCÊ Meu filho…
AVAILABLE DOGS - PICKLES Hello, my name is Pickles and when my

Recently Viewed Topics




© 2015