Asc Dhamaan Ummada Soomaaliyeed Inta Itaqaan Iyo Inta Aan I - TopicsExpress



          

Asc Dhamaan Ummada Soomaaliyeed Inta Itaqaan Iyo Inta Aan I Aqoonba Waxaan Leeyahay Meelkastood Aad Joogta Nabad Iyo Farxad Iyo Walwal Laaan Kunoolaada Insha Allah Ma ogtahay Somaliyey Cadawgii Nasirayoo Sahalka Aynu Moodnee Inna Saaqay Berigii Inuu Siikordhaayoo Siigiyo Dabayl Iyo Sookiciyay Ciiryaamo Oo Aan Xalay Saqdii Dhexe Hurdadii Kasalalnoo Sootoosnay Dhowr Jeer Ma Ogtahay Sidoo Kale Sodon Saniyo Kudhowaad Nafta Waan Sabaynoo Nabad Waan sugaynee Adigana Sidaan Fili Runtu Kuma Salgaarine Waabad Sahashanaysaa Beribay Si Uun Noqon Saadambay Hagaagi Saadaasha Galinaye Ma Ogtahay Sidoo Kale Sideedaba Aduunyada Adigaa Usitoo Wadan Kula Sinmaan Jirin Maxaan Kusugaynaa Oo Aan kuu Sahwiyayaa Sababtuna Waxay Tahay Sambabadiyo Beerkiyo Wadneheenaad Surantahay Safaad Malahan Nabaduye Waan Sidnaaye Nala Qabo Soodhowow Nala Qabo Waligaa Hasidayn I love my country (((( Somalia)))))
Posted on: Thu, 24 Oct 2013 22:11:58 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015