Bal adba, xaajigan jaamacadii waa rogay, dadku inaan qaldanay - TopicsExpress



          

Bal adba, xaajigan jaamacadii waa rogay, dadku inaan qaldanay moodayeene waleee la ila wada arag, inta kalena qalinjabintaba way ila arki markuu ku soo celiyo waxaan salaamayaa madaxweynaha maraykanka, waa hadii doorkan madaxweeyne siilaanyo yimaadabee, waayo doorkii horaa lagu sharaf riday markii isagoo jooga obaama la salaamay, iyo haday wakhtiguu sheegay dhacdaba, maba filaayo waayo isagaa mawjaado isku furay oo 5 kuliyadood bilaa maamul ku yihiin iminka weliba kuwii ugu waa weeeynaa, business,economic,statistics,Medicin, iyo lawga oo la filaayo inuu dhawaan tago. bal adba, xaajigu isagaa meesha xidhaaya ee nala socda bal. ilaahow jamacadii hargeisa u gargaar aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamin
Posted on: Mon, 23 Sep 2013 18:40:09 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015