...Bal dhacdadaan naxdinta ah ila dhageysta.....Ciidamada la - TopicsExpress



          

...Bal dhacdadaan naxdinta ah ila dhageysta.....Ciidamada la leeyahay wa Ciidamada Dalka Somalia (SNA) Xamar fadhiya gabdho afduubanayaan saldhiga AMISOM Uganda geeynayaan, sida lo kufsado.....Markaasi ba la leeyahay Xamar ba Dowlad ka jidha, iyo ciidaan ba la dhisay.....Kaaga sii daran, kuwaani ex-clan militia ahaayeen dhaqan National Army laheeyn iyo principles toona, miyee aheeyn isla ciidaamada oo Xasan Culusow waagi u dalbanayay cunoqabateeynka in laga qaado? Kuwaan oo hub nooc walba helay maxeey sameenayaan? Sideeyba lo qabanaya kuwa ka mid ah oo dhib geeystaan madaama registered aheeyn, oo camps ku xadheysneeyn mid walba aqal iskaga carari karo tuutaha intu iska badalo........ Kaaga sii daran, Waziirka Gashaandhiga miyusan aheeyn kii Jubbaland intu u cararay laha Ciidaamada Jubbaland ba qarameeyna, oo habeeyna......Kuwa Xamar u fadhiya ba dib udhis ubaahan iyo anshaxa la baro, iyo shaqada ciidaanka dalka wuxu yahay...... Ciidaan AMISOM oo gaf Somalida ku sameeyana hadu jidho walle wa kuwa Uganda iyo Burundi ila waagi arimahaan camal luguma tuhumaayay lagana so shaac bixiyay........ A government oo ciidaanka ee sheeganeyso, la xisaabtami karin ma dowlad ba? Hadana UN Monitoring Group report ee qortay ba xaqiiqada ku qorneeyd so iftiim baxeeyso...Markeey dhaheeyn, Clan-Militia dowlada ba ka awood badan ba meesha xoog ku heyso, Dowladana maso faro geliso waxa dhib ee ku kacaan, weyna isku dayda ineey daboosho ee garabna ku siiso.youtube/watch?v=EoHHQDZyQKE#at=179
Posted on: Sun, 11 Aug 2013 05:17:22 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015