Baqdintu waxay keentaa inaan luminno xukunka nafsadeena,waxay hor - TopicsExpress



          

Baqdintu waxay keentaa inaan luminno xukunka nafsadeena,waxay hor istaagtaa farxadeena,waxay abuurtaa riyo argagax leh iyo malo qatar ah,waxay lumisaa kalsoonida qofka uu naftiisa ku qabo,qofkuna wuxuu noqdaa mid isku qasba fikirro uusan jeclayn,wuxuuna qofku dareemaa inuu ku jiro xaalad tabar darro ah,Cabsidu waxay hor istaagtaa in qofku uu wax cafiyo,inuu wax jeclaado iyo in maskaxda qofku ay curiso erayo hal ku dhig leh oo wax dhisi kara,Cabsidu waxay inkirtaa bani aadminimada Illaa uu qofku is arko isagoo ku dhex dullobay duni Farxad leh.
Posted on: Wed, 24 Jul 2013 20:48:46 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015