Bisha Ramadan waa Bil Sadaqo, "Nabagiina SWC Naxariis korkiisa ha - TopicsExpress



          

Bisha Ramadan waa Bil Sadaqo, "Nabagiina SWC Naxariis korkiisa ha ahaatee waxa uu ahaa mid sadaqo badan, Bisha Ramadan aad ayuu u Ssadaqo badnaa" (Al-Bukhari and Muslim). Dhamaan sida aan la wada socono Wadankii hooyo dhibaato badan ayaa ka jira, mida ugu daran oo ah Shaqo la aanta marka walaalayaal aan la wadaagno walaalaheen waxa ilaahay na siiyay. Bishan Dhamaan aan kordhino Kaalmada aan u dirno Ehelada, Qaraabada iyo Hayadaha Islmaaka ee afuriya dadka Masaakiinta ah. Walaalayaal aan dhamaan u wada ducayno in Bishan barakaysan ay noo horseedo dib-u hishiiseen dhab ah, Nabadgalyo waarta iyo Horomar dhamaan Umada Soomaaliyeed. Guul Somalia!
Posted on: Tue, 09 Jul 2013 22:31:33 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015