Brazil oo xasuuq aan la cambareyn karin loogu geystay gurigeeda - TopicsExpress



          

Brazil oo xasuuq aan la cambareyn karin loogu geystay gurigeeda kadib markii Germany meel cidla ah ku heleen, xasuuqaas oo ku soo idlaaday natiijo ah: Brazil 1 - 7 Germany, sidaas ayeyna Germany ugu gudubtay finalka Koobka Adunka, laacibkaan Toni Kroos oo u ciyaaro xulka Germany ayaana ahaa Xidiga garoonka. Germany waxey finalka Gambar gaaban ugu fadhisaa Xulalkaan Netherlands/Argentina midkii soo baxo. Saadaaalintii ay qabatay All sports legends qof sidaas sheegay ma jiro oo waa la hareer maray natiijada, in la hareer marone waxaa sababay xasuuqa lama filaanka ah ee dhacay. Daadihiyaasha barnaamijkeena saadaalinta ee kala ah Ibrãhĭm Cärãb Sõmãlištãrš, Cabdalle Majabe iyo anigoo ah Abdullahi Sanka waxaa idin leenahay tan iyo kulanti dambe sidaas iyo nabad galyo.
Posted on: Tue, 08 Jul 2014 22:23:56 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015