Cajiib..dadka waxaa liibaaney ka dhaha waxaan ahay adoonkii alle - TopicsExpress



          

Cajiib..dadka waxaa liibaaney ka dhaha waxaan ahay adoonkii alle swt. Waxaase qasaarey kan yiri waxaan ahay reer hebel!!! maanta hadaad qabiilkiisa wax ka sheegto amaba hiil looga baahda waxaa uu diyaar u yahay in uu nafta iyo maalkaba huro lkn ma ogalo in diinta hanti iyo hiil iyo waqti intaba u huro. Nabiga scw wuxuu yiri qof uu camalkiisa uu dib u dhigey qabiilkiisu ma hor marin karo. Cajiib bal eeg hadalkii Nabi ciise cs. ﻗَﺎﻝَ ﺇِﻧِّﻲ ﻋَﺒْﺪُ ﺍﻟﻠَّﻪِ ﺁﺗَﺎﻧِﻲَ ﺍﻟْﻜِﺘَﺎﺏَ ﻭَﺟَﻌَﻠَﻨِﻲ ﻧَﺒِﻴًّﺎ wuxuuna yidhi (ciise) anigu waxaan ahay addoon Eebe, wuxuuna i siiyey kitaabka (injiil) wuxuuna iga yeelay nabi. He said: I am indeed a servant of Allah: He hath given me revelation and made me a prophet;
Posted on: Fri, 24 Oct 2014 17:46:28 +0000

Trending Topics



l é formado
១២ មិថុនា ២០១៤ / 12 June 2014, 15:30 -
Do ponto de vista histórico, devemos buscar as raízes do
Verb Stem In Korean sentence, verb stem is used to conjugate
THE QUICKEST WAY TO LOSE WEIGHT NATURALLY NEW Hiprolean X-S is

Recently Viewed Topics




© 2015