Carooga Saboolka:Dalka Masar waxa ka dhacay Inqilaab reer - TopicsExpress



          

Carooga Saboolka:Dalka Masar waxa ka dhacay Inqilaab reer Galbeedku ogol yihiin, sidaa darteed mar haddii reergalbeedku taageersan yihiin waa sharci, iyagana loo daba fadhiyaa sharci iyo sharci darada, waayo haddii ay maanta cambareyn lahaayeen ingilaabkaasi caalamka oo dhan way cambareyn lahaayeen, taariikhdana waa kow madaxweyne dimuqraadi ka yimid inqilaakaasi raali laga noqdo oo aanay caalamku cambaareyn, marka qolooyinkii dimuqraadiyada inoo sharaxi jiray arrinkoodu waxa weeyi la jiifiyaana banaan la joojiyaana banana, taasna waanu naqaana weeyi arrinkoodu.
Posted on: Fri, 05 Jul 2013 17:18:09 +0000

Trending Topics



....Today were headed to
I would like a debate regarding the cause of Islamophobia &
Score!...Duck!...Goal!...Touchdown!...Match!... nope none of
"The Earth is my mother, I shall not want. She nurtures me in
Palisades Chaise Lounge Fabric Color: Mushroom RX2YHWB Patio
£180 for a season ticket to watch the nations top sides, terraces
So Im pulling up at Walmart to get something fur my sweetheart
Believe God over People “...the word of our God will stand

Recently Viewed Topics




© 2015