Ciyaartowda u duulaysa athlatico oo lagu dhawaaqay.. Petr Cech - TopicsExpress



          

Ciyaartowda u duulaysa athlatico oo lagu dhawaaqay.. Petr Cech , Mark Schwarzer , Hilario , David Luiz, Gary Cahill, John Terry , Ashley Cole , Nathan Ake, Cesar Azpilicueta, Tomas Kalas, Marco Van Ginkel , Ramires , Frank Lampard , Oscar , John Mikel Obi , Eden Hazard , Willian , Andre Schurrle , Fernando Torres , Demba Ba . Waxaana laga soo tagay. Matic, salah, ivanovic, iyo Etoo Matic iyo salah ma dheeli karaan champions league. Halka ivanovic uu ku maqan yahay ganaax hal kulan ah maadaama uu soo qaatay labo jaale. Etoo ayaanse la shaacin sababta looga soo tagay maadaama uu kusoo bilowday kulankii sunderland asagoona dhaliyay goal. Wixii wara oo kusoo kordha arinta Etoo halkaan kala soco insha allah. #xaaji
Posted on: Mon, 21 Apr 2014 15:38:40 +0000

Trending Topics



How do you prepare yourself? Psalm
THIS IS BUD HE IS IN URGENT NEED OF A SPECIAL CAT LOVER TO GIVE
Filhos de Dominguinhos brigam por bens do músico. Em disputas
Its beginning to look a lot like Christmas! 3 minutes to go! Am
Adiós Globovisión La ancla del noticiero estelar de
“CANDIDATES FROM GOOD ENGLISH CONVENT BACKGROUND NEED TO

Recently Viewed Topics




© 2015