# Content Management System(CMS)Course-Somali # # by Eng. Mohamed - TopicsExpress



          

# Content Management System(CMS)Course-Somali # # by Eng. Mohamed Yusuf Xiddig # NB: dhamaan videos-ka koorsadan CMS-Somali Dailymotion ayaan ku keydiney oo aad ka daawaneysaan, sababtoo aha videos-ka qaar ayaa ka badan 10daqiiqo youtube-na ma qaadi karo, waxana laga yaabaa shirkadaha qaar sida GOLIS ineey block-gareeyaan shabakada dailymotion, marka fadlan isticmaal Proxy Software sida hotspot-sheild ama freegate ama wax u dhigma ... thanks Koorsada casharkii saddexaad. Lesson#1: Install Wordpress 3.5.1 On Xampp Server-Somali ka daawo linkga hoose >> hoos riix link: dailymotion/video/x10xt2l_install-wordpress-3-5-1-on-xampp-server-somali_tech#.Ub1YtPnO2XA
Posted on: Sun, 16 Jun 2013 06:33:54 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015