DADWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND Siir Colus oo fakatay dekeda - TopicsExpress



          

DADWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND Siir Colus oo fakatay dekeda berbera oo aah dhull federal laga mamulo ku xidhan hoos taga xamar amisom soomala hoos tagta un ka african unionka ayaa mamulka siil-oonyo kaa iibshay dekeda berbera oo mamulka dictatorka jibouti oo howan magaca Shirkada dekedaha ee Bollore ayaa xoguhu sheegeen inay aad u danaynayso, uguna heelan tahay sidii ay u maalgelin lahayd,ulana wareegi lahayd dekeda Berbera maamulkeeda,Shirkad wiilka Siil-oonyo soddoga u yahay ka dhex muuqdo oo la filaayo in lagu wareejiyo Maamulka iyo Adeegyada dekeda Berbera.Shirkadan Bollore oo uu gudoomiye ka yahay ganacsadaha iyo maalgeliyaha weyn ee Vincent Bollore oo laga leeyahay dalka Faransiiska, xidhiidh adag ku leh dekadaha dalka Djabouti xukumada siil-oonyo oo iyadu lacag uun raadisa waxay xogguhu intaas ku darayaan in Bollore saamiyo qarsoodiya u balanqaadey Ash-khaas xiigtada iyo beesha oo kaa dhashay siil-oonyo oo wadata magacyo shirkado bug ah oo badhkood golayasha iyo mamulka Siil-oonyo ku jiraan amaba gacansaar la leeyihiin.Geesta kale sida xogguhu muujinayaan Ash-khaasta horboodaysa shirkada Bollore waxaa ka dhex muuqda wiilka Siil-oonyo sodogga u yahay ee Baashe (Baashe Morgan) oo isagu la socday door hore oo ay saraakiil ka tirsan Shirkada Bollore yimaadeen Somaliland balse oo mudo ku sugnaa Somaliland oo hawl fududeeye (Facilitator) u ahaa.
Posted on: Sun, 01 Dec 2013 09:35:19 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015