DARDAARAN. ___________ ((( MARBUU GABEYGU KUUFURAN YAHOO AAD - TopicsExpress



          

DARDAARAN. ___________ ((( MARBUU GABEYGU KUUFURAN YAHOO AAD GOOLKA DHALISAAYE)) Gaabsiga waxaan dhowrsadoo gunufka aan af diido gigidaat heela laalow utagtiyo sacab garaacaaga gocashada hinaasaha sidii yoo gudashada faadhey:::::::::::::::::::::::: Garaadada sarwaanta aad la dhici waa gardhii nacaase geesigan jawaabtaa ka helin kala maan dheereyne:::::::::::::::::::::: Hayee shee gefnaguraagey oo gubaya jirkeyga gudahaan dhib noogaara hoo dumarka loogeysto oo aan garowshiyo iyo laheyn gabiba qiil toona oo nagu gardarooda jirood garana weydeen::::::::::::::::::::::::::: Gambar baad u wada fuushan tihiin godobta gabdhaha garana maayo waxey galab sadeen oo aad ku galeysaane ragoow gabdhaha waxaa tihiin xeyl ka sooga aye ::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::: Gondohoodaad malabsataan goortaada dhalane:::::::::::::::::::::: Gambada iyo garkey kugu sidaan labada gooroode kol kaad naaska aad hiigeysaan gool ku noqotaaye::::::::::::::::::::::::::::: Gacal tooyo iyo heybad bey kugu gardaad shaane:::::::::::::::::: Guntiga iyo kol key kuuxiran go iyo heylaanta kaska balagta ay kaa jaraan oo ay ku gacan siiso naxuus iyo inaad ceytantaan maahan hogaan koode maad gudin abaal kooda gabdhahaad ku ganshleyne gayigaba majoogteen hadaan hooyo kuu goine ::::::::::::::::::::::::::::::: Ragu waa gunaan aan garaneyn diinta guunkaahe gurac bey kawada taagan yihiin gebi ahaantoode guulaha kalaam kiise beey been kugu rayaane:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::: Gabdhahey libtoodii xaqirin goor iyo ayaane aflaxaagu goortuu kayimi gurigii aasaaska:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::: Geedkaad ka soobeerantaad goee riifeysaane giblada kuwada goosataan dad ay daan gaareyne :::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::: Gob hogaan kuu heysabaa xuma lagoobtaane godka aakhiraad biirsataan gudaha naareede :::::::::::::::::::::::::::::::::::::: Ginisyahey hadaad caaridaan guruxa nuur kiina gabal kiin inuu dhicin ayaan guf igasaarneyne:::::::::::::::::::::::::::::: Garan gooribaad wada tihiin iyo gol ceebeede gidi waxaad u gamgaabsateen hooyo gulufkeeda anaguba gowraciina waan golahaan imaanaaye::::::::::::::::::::::::::::: WAXA DUMAR IDIINGEYNAYA SOW GUNIMO MAAHAN. WAXA DUMAR KUU GEYNAYA SOW GUNIMO MAAHAN.
Posted on: Fri, 01 Aug 2014 15:22:06 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015