DAWLADA WANAAG dawldaha aduunka labo qaab ayay isu xukumaan - TopicsExpress



          

DAWLADA WANAAG dawldaha aduunka labo qaab ayay isu xukumaan 1- nidaamka madaxtooyada oo ah madaxwayne kaligiis ah, awoodana isagu leeyhay sida ( maraykanka, somaliland ) 2 - nidaamka baarlamaaniga ah oo leh madaxwayne iyo raiisal wasaare ,lakiin awooda waxaa leh raiisal wasaaraha ama gola wasirada oo wada socda, waxaana la rabaa raisal wasaaruhu inuu ka yimaado xisbiga ugu wayn axsaata dalka ka jirta waxaan sidaas ah ( turkiga , ingriiska , hindiya ,israiil. e.g) iyo somalia. marka somaliya hadii ay nidaamkan qaadatay maxaa keenay isqabqabsiga soo laalaabtay? a- wadanka oo xisbiyo aysan ka jirin . b- taasna waxay keenta in madaxwaynuhu ninkuu rabo ama mid shisheeye u i shaareen uu magacaabo. c -qabaailka ama siyaasiyiinta qaar( buntiland ) oo aan ogalaynin nidamkaan laga tago oo kan madaxtooyada loo wareego sida. d- badanka shacabka iyo siyaasiyiinta soomaliyeed oo aqontooda qawaaniintu ay aad u liidato oo aan garanayn wax la yiraahdo nidaam madaxtooyo iyo mid baarlamaani ah. GABAGABO waa in dadka fahansan arrimahaan ay is raadsadaan dabdeedna ay baarlamaanka iyo odayaal dhaqameedyada iyo ganacsatada laga dhaadhiciyaa in geesinimo loo baahanyahay dsatuurka wax looga badli karo . hadii kale 50 sano oo kale ayaan sidaan u jahwareersanaanaynaa.
Posted on: Sat, 16 Nov 2013 09:44:19 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015