Daawo Sawirada Mo Faarax oo bilaabay ciyaarida Kubada cagta una - TopicsExpress



          

Daawo Sawirada Mo Faarax oo bilaabay ciyaarida Kubada cagta una saftay mid kamid ah kooxaha ugu caansan Ingiriiska. Ciyaar-yahanka Mo Faarax ee asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya hasa yeeshee qaatay dhalashada dalka Ingiriiska sida aadka ahna ugu can-baxay orodka ayaa waxa uu habeen ka hor u saftay Kooxda Arsenal ee uu kamid yahay taageerayaasheeda. Mo ayaa la arkayay isaga oo nambarka 10-naad wata oo wacdaro ka dhigaaya ciyaar qaxooti daqli loogu aruurinaayay oo ay ka qeyb qaadanayeen ciyaartoydii hore ee Arsenal iyo koox kale oo tartankaasi uga hor timid. Dadkii Daawaday ciyaartaasi ayaa waxa ay aad ugu riyaaqeen ciyaarta uu soo ban-dhigay Mo waxa ayna sheegeen in uu ku wanaagsanyahay ciyaarida kubada cagta sidaa darteedna ay ku boorinayaan ku soo biirida Kubada Cagta. Xafiiska Shabakada Allbanaadir Muqdisho Somalia Allbanaadir@live
Posted on: Tue, 25 Jun 2013 15:55:06 +0000

Trending Topics



class="stbody" style="min-height:30px;">
Cyber Monday MiniSuit Classic Flip Stand Case with Handstrap for

Recently Viewed Topics




© 2015