Dadnimadu ma duugawdo Hadii uu dulqaadkaa Dulmigii - TopicsExpress



          

Dadnimadu ma duugawdo Hadii uu dulqaadkaa Dulmigii rawixiyoo Kashkaygiina daahiray Deeq eebe weeyaan Dooraw ilaahaw adigaa Dagsiimiyo iigu deeqay Nolol wacan Dookhaagii qaatooo Daruur ii daroortiyo Nimcaan daalacanayaa Dugsi iyo nagaasho leh Deelqaafka hadalkii iga Duulay dhawr jeer Dambi dhaaf adaa lehe Eebaw i daahiri Dad xumaha yagleelo Daacadi ka dheer tahay Ayaa dunida buuxee Dadkaa xaasidiinta ah Ololaha dulmiga wada Kala dila dadyaw badan Ayaan uga danleeyahay !!!!!!!By:Asmaqani
Posted on: Mon, 26 Aug 2013 20:31:46 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015