Dagaalo iyo duqeymo xoogan ayaa Saakay dib uga qarxay - TopicsExpress



          

Dagaalo iyo duqeymo xoogan ayaa Saakay dib uga qarxay Kismaayo. Dagaalka ayaa bilowday kadib markii Maleeshiyaadka Axmed Madoobe ay Weerar rogaal celin ah ku qaadeen Ciidmada Barre Hiiraale, ftiin Xasan Baasto, Cumar Buraale iyo Cabdi Baalleey oo 80% Magaalada la wareegeen. Xaafadaha Calanley, nawaaxiga wershadda hilibka iyo dalcadda ayaa uu dagaalka xoogiisa ka socdaa. Dagaalka Kismaayo ee Shalay iyo Saakay ayaa la sheegay in ay ugu yaraan 60 ruux ku Dhinteen. Wixii Faahfaahin ah kala soco Boggaan.
Posted on: Sat, 29 Jun 2013 12:40:45 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015