Dalab kasoo baxay CCC oo la diiday & Kulan hadda socda: - TopicsExpress



          

Dalab kasoo baxay CCC oo la diiday & Kulan hadda socda: Gudiga joogtada baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadda kulan uu kaga socdaa magaalada Muqdisho kulankaasi oo looga hadlayo waqtiga baarlamaanka la horkeenayo xukuumada cusub. Xubno kamid ah gudigaasi ayaa sheegay in kulanka intii uu socday gudiga joogtada baarlamaanka loosoo gudbiyay dalab ka yimid xukuumada Cumar C/rashiid taasi oo ku aadanaa in maalinta Isniinta ee soo socota baarlamaanka xukuumada la horkeeno. Sidoo kale xubnaha gudiga ayaa inoo sheegay inay soo jeediyeen dhankooda in xukuumada cusub baarlamaanka la horkeeno Maalinta Sabtida ee soo socota, laakiin waxaa wali socda kulankaasi. Waxaa sidoo kale goordhow magaalada Muqdisho kulamo kala duwan ku yeeshay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo aragtiyo kala duwan ka muujiyay xukuumada cusub. Xafiiska Waraarka Raasonews24.net Bosaaso Puntland Somalia Raasonews24@gmail
Posted on: Tue, 13 Jan 2015 15:34:31 +0000

Trending Topics



y" style="min-height:30px;">
For our local Florida fans, were pleased to introduce the newest
Black and red pepper, jalapenos and mustard enhance and speed up
WWE, took a shit on my favorite childhood Christmas movie. To me
Zaipawl zai ka en a. Orissa-a Kristiante an sawisakna video clip
Shane Dawson has been awarded the prestigious Certified
*** AMAZING WAKE UP NOW VACATION DEAL *** Morritts Tortuga Club
Demo for Startup Saturday Goa: Digital Landscape in India is
Sigma

Recently Viewed Topics




© 2015