Dalkeena nimcaa fadhida walee waa xaqiiq waxad arkaysaa - TopicsExpress



          

Dalkeena nimcaa fadhida walee waa xaqiiq waxad arkaysaa nimcooyinka uu ILLAHAY ku galaday goobtan aanu ku suganahay marka lays barbar dhigo ninka maanta ku sugan sweden iyo hargeisa xaga soonka qofka ku sugan sweden wuxuu sooman yahay 21sacadood iyo 57 minite qofka ku sugan hargeisana wuxuu sooman yahay 14 sacadood waxooga minite ah dadyowga reer hargeisa badankoodu masaajidu waxay u jiraan 120 talaabo iyo wax ka yar hadaba nimcada la radinaya waa tan aynu haynoo reer hargeisow ee dalkiina amina
Posted on: Wed, 02 Jul 2014 18:10:29 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015