FRANCE OO TAARIKH UGU SOO BAXDEY KOOBKA ADUUNKA BRAZIL SANADKA - TopicsExpress



          

FRANCE OO TAARIKH UGU SOO BAXDEY KOOBKA ADUUNKA BRAZIL SANADKA 2014ka france ayaa nogotey xulkii ugu horeeyey ee abid kasoo kabsadey labo gool oo looga soo badiyey kulanka lugtii hore ciyaaraha play-offka koobka aduunka kadib markii ay duubatey ukrain, isla markana ay xagiijisey booskeed koobka aduunka xagaage soo aadan lugu gaban doono brazil . kulankii ka dhacay bariis xulka martida loo ahaa ayaa kawar gabay in looga bahnaa iney kasoo kabsadaan guul darradii 2-0 ee isbuucii la soo dhaafey kasoo gaartey kaiv, xilka lugu niinaaso buluuga ayaa sameey sidii loo bahnaa lugtii labaad ee play-offka ay ku wajahen ukrain ayagoo ugu badiyey 3-0 taas oo ka dhigantey inay cecelis ahaan 3-0 ugu soo baxaan labadii lug ee play-offka
Posted on: Wed, 20 Nov 2013 13:45:59 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015