Galab wanaagsan qaarkiina habeeen wanaagsan qaarkiina duhur - TopicsExpress



          

Galab wanaagsan qaarkiina habeeen wanaagsan qaarkiina duhur wanaaagsan meel walbo aad joogtaan caafimaad ku waara aduunka intii aad joogtay maxaa kuugu Naxdin badnaa oo aad la kulantay aniga waxaa iigu naxdin badnaa bal nala wadaag mahadsanid 2005kii bilowgiisii aayan xabsi ku yaalo Musambiig galnay anagoo tahriib ah oo u socono Koofur africa waxaan aheeyn 21 qof soomaali ah , 8 qof oo Bangaladesh iyo 3 qof oo Burundi u dhashay anigu waxaan watay waraaq qaxootinimo oo feelso ah oo aan kasoo qaatay Tanzania mid nala socday oo ka mid ahaa 3da Burundiga ah oo muqalas ahaa ayaa igu dhahay waraaqda aad wadato hadaad sheegato waa lagu deeynaa anigana waraaqdii aayan taagtay tanzanian inaan ahay ayaana leeygu qoray meesha Mudo 117 maalmood markii aan ku jirnay ayaa nala subaxii dambe la dhahay soomaaalida waa baxayaan oo Tanzania xaduudeeda ayaa lagu celinayaa 3da burundiga ah ,1ka tanzania ahna waa joogayaan Bangaladeshkii safaaradooda ayaa u timid oo 2 weeks ayeey ku jireen aniga naxdin ayaan la suuxi tagay balaayo ka dhacday maxaa kuu geeyey iga gaartay ilaaheey amarkii markii aay waraaqda iga qaadeen ma aaysan ii qorin iinaan tanzanian ahay ee soomaalidii ayaa leeygu daray markii tanzaniaankii la baaray ayaa la waayey ana waxaan soo istaagay waraaqdaan waa tanzanian oo waa waraaqo qaxooti malinkaas hadaan xabsiga ku hari laahaa i think so inaan ilaa hadeer ku jiri lahaa maalinaas ayaa iigu naxdin badneed adigana?
Posted on: Thu, 27 Jun 2013 16:11:42 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015