Gamaan xuladoo xakamee amadoo xawaale dagaal xaraan galinoo - TopicsExpress



          

Gamaan xuladoo xakamee amadoo xawaale dagaal xaraan galinoo xariiir shuucaba lahoo shalmada xidhanoo xanaano gobaad xarago ka mudhoo xalkii quruxdaad xagaa ka jidhaan xidhmo hobhobtiyo xasil curdinay xishood iyo dhaqan kuwii xidhnayoow garmaan xooshoo xidaha xidhataaaaay aaaax dhabel xilkasaaay xulki dumarkaaaay rumaan xil noqdiyo midhaha xabxabkaay cirka iyo xidigaha galoo galoo xansadaay xaqiiq aabaa xigmada ku baroo xurmoooy hooyaa xil kaaga tirtooo xaqdhoor iyo samoon xil iyo sharaf baad Istabraq/Aish huwantihinoo ku xaragootaan
Posted on: Fri, 13 Sep 2013 23:12:35 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015