Geeraar aan ugu talo galay sxbkay saadiq abshir maxmud : - TopicsExpress



          

Geeraar aan ugu talo galay sxbkay saadiq abshir maxmud : Sasaantiisa geeraar ilaaa samanadii tagay waa anigaan samaayn oo sifadiisa daayoo maansadaan samayn jiray iyo tixihii kasaahiday sunadiyo qur aaan kiyo siirada ku doorsaday hayeeshee suflaha aar wuxuu soolka haed kiyo kaymaha dhex seexdoo cunto uu kasoo maba mar buu sara kacaayoo sidko geel ah laayaaa aniguna sidaan ahay Sxbayaaloow hadalkass sarbeeb taha an idiin sifeeyee samaciina iifura Xalay baa saqdii dhexe suxuurtii markay tahay sawir faceka lagu taxay soodhaweeyey oo dayay intaan mooday saadaan ( madax weynihii hore ee ciraaq) suuradiisa geesiga iyo sansaankiisa gobanimo sii ergay oo dayay misd waa ba saadaaq ! Sxbkay lilaahi ah intuu suxulka meel dhigay sinta midig u kiifsaday iisayray gacantuu sanad guuro wacsn iyo saaxiib ileeyahay waa aniga yar saro kacay sidaan baan markaas iri ; Sxb rumeedoow waxasaaran dunidiyo sadixl laaab aduun yada aanan siisan karinoow sayidkii qarniganoow saaadiqooooow Inkataanan saaxiib seeraha nugaaliyo sumcadeey garowiyo ku sug nayn puntlsnd oo aniguba sidaasaas safar aan ku maqanahay Inkastoonan sasxiib sawirkaaga mooyee saxda kuu arkaynoo inkastooy ay sxb samaadada aduunkiyo waa yaha siil siladaa ah ina kala salbeenoo dantu serto ay tahay soomaalida dhulkeediyo hoheey soonka china ah ninba meel ku sugan yahay sadriga iyo laab taad ku samaysayn tahayoo kasal guuri mayside sanad guuro wacan iyo samaan iigu ciidbaan saaxiib ku leeyahay sadka nooooli kulanteeee
Posted on: Sat, 03 Aug 2013 08:13:07 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015