Hada kahor BR wuxuu sheegey inuu keenayo weeraryahan dhaliya - TopicsExpress



          

Hada kahor BR wuxuu sheegey inuu keenayo weeraryahan dhaliya sanadkii 20goals markii aan arkay in Diego Costa nalala xiriiriyay waxaa ii muuqaty in wararku ay run yihiin, dadka leh arda turan maa lakeeno sanadkan atlatico yay ku tiirsaneed waa falcoa iyo costa waxan rajenaya in ninkan lakeeno waxan ka helaa dhiiga uu leeyahey waa ninkii pepe feer ku qabtay ciyaarti koobka boqorka lol waa nin adag *MIGHTY RED [[liverpoolfc]]
Posted on: Thu, 01 Aug 2013 23:22:20 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015