Hambalyo Meher wacan waxa ay Bahda Hadhwnaagnews halkan uga - TopicsExpress



          

Hambalyo Meher wacan waxa ay Bahda Hadhwnaagnews halkan uga diraysaa ciyaaryahankii hore ree xulka Gobolka Maroodijeex, xulkii degmada Baligubadle ee ku guulaysatay tar tankii degmooyinka G.maroodi jeex iyo waliba kooxdii ku ciyaari jirtay magaca cidamada Police.ka Somaliland ee Goodir. Alcaruus C.raxiin Xayle Jacfaan Cabdi Xayle iyo marwadiisa qaaliga Istaahil Maxamed Axmed ( Qudcur). Lamaanahan oo maanta oo bishu ahayd 18.08.2013, maalin Axada uu meher koodu ka qabsoomay caasimada JSL ee Hargeisa. Waxaan leeyaha lamaanahan oo kala jooga wadamada Germany iyo Sweden noqda labadii isku waree ubad khayr qabana kala hela .. Baarakalaahu lakum wa baaraka calaykum wa jamaca baynakumaa bil khayr aw fil kheyr. ... Gacal iyo sokeeyaba Guurkiinaagu farax Guule lagama waayee Gobanimo ku aqal gala By: Perfectionist Sadik GERMANY/MUNICH
Posted on: Sun, 18 Aug 2013 17:52:55 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015