Idaacadda galabta waxaa ididnla socodsiin doono Cabdiraxman - TopicsExpress



          

Idaacadda galabta waxaa ididnla socodsiin doono Cabdiraxman Maxamad Adn Koronto, waxyaabaha aan ku soo qaadan doona waxaa ka mid ah: 1. Maraykanka oo qiray inuu ka dambeeyay weerarkii Jilib ee lagu dilay saraakiil ka tirsan ururka Al Shabaab. 2. Militeriga Kenya oo markii ugu horreysay sheegay in rag ka tirsan ciidammada lagu helay inay boob u gaysteen dukaamo ku yaalla xarunta ganacsi ee Westgate. Fadlan rayigaaga oo kooban ka soo dhiibo.
Posted on: Tue, 29 Oct 2013 12:54:07 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015