Ila Fikir ^__^ Ma wexe Kula Tahay Ku Dayashada-^ Nicki Minaj, - TopicsExpress



          

Ila Fikir ^__^ Ma wexe Kula Tahay Ku Dayashada-^ Nicki Minaj, Rihanna , Mariah Carey & Beyoncé etc Ineey Jannada ku Geeyneyso ???? Maya wallahi Jidkii Jahanamey Ku socdaan.(Alle o kaso Celsha Moye) Ukhtii Qaaliyey Noqo Mid ku Deyata Uma HaatilMuminiin sida-^ Khadija , Aisha , Hafsah , UmmuSalama, Zaynab,& Dhamaan Dumarkii Muslimiinta kuwi hore iyo Kuwa Noolba-:- Fadlan Share dheh Si aay Asxaabtada Uga Faaideystan Page ka
Posted on: Mon, 18 Nov 2013 07:02:57 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015