Ilaaheey amarkiii Xidigaha geeska habeen walbo heesahooda oo - TopicsExpress



          

Ilaaheey amarkiii Xidigaha geeska habeen walbo heesahooda oo dureeero rabtaan ayaan arki jiray hasa yeeshee waqtiba maan siin maadama anan fanaaniinta cusub xiiso u haayn ee aan kuwii hore isku da nahay heesahoodana qaarba wax kuso xasuusto ayaan caawo isha la raacay ish ish ish Caadiba maaahan fanaaniin dayar oo codad dahabi ah leh abwaaniin maskax fayoow oo dihan leh music yahan kalay arag ah inkastow 98% music Mr Furinle tumay hadana waxaan dhahi karaa yaan loo daymo la.aan fanaaninta hooygio Fankee Hargaysa jooga masha allah geenyo.Nimcaan.Mursal fanaanin hight clasic ahaa kasoo baxooyo Cali Zareeye Abdiwahab Farah halkaa waa inaan Jilibka kusoo laabnaa mar awooyaaal
Posted on: Sun, 27 Oct 2013 21:57:39 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015