Imamkii musjid musa ee xaafada mujango ee magalada xeebta ee - TopicsExpress



          

Imamkii musjid musa ee xaafada mujango ee magalada xeebta ee mombasa oo salaad isaga oo u socda fiidkii la khaarajiyey isaga iyo 3culimo ah oo la socday, halka midkamida ragii la socday uu badbaaday.culimadaas oo gaari watay ayaa xabad looga dhigay roob sida saxaafadaha madaxa banaan sheegeen. Waxayna dadka reer mombasa sheegeen in cida na dilaysa aan garanayno oo ay dowladda tahay halka sanadkii hore 2012 bishii 8aadna sheekh aad u weyn lagu khaarajiyey isla xaafadaas dilkaas hore oo lagu eedeyey sirdoono wada socda oo reergalbeed kujiro halka kan maantana aan laga fogaynayn isla jidkii hore..waxaana isla maanta bilowday in kaniisado la weeraro kuwana dab la qabadsiiyo.. dilka culimada ayaan soo kordhinayn wax aan ahayn dagaal iyo is ugaarsasho hor leh iyo amniga kenya oo gacanta ka baxa.
Posted on: Fri, 04 Oct 2013 16:57:06 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015