Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun Allah ha u naxariisto - TopicsExpress



          

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun Allah ha u naxariisto Saado Cali iyo inta muslimiin ah. waa wareeysigii oogu dambeeyay ee shalay laga qaaday Saado Cali maanta waa tii lagu dilay muqdisho. Halkaas waxaad ka aragtaan in nolasha eeysan ahayn mid lagu waaro qofka uusan ogeeyn goorta uu Allah la kulmi doono. Allah baa hanuunka iska leh isaga ayaana ah dambi dhaafe naxariis badan. waxaan Allah u weeydinay in uu saado cali dambi dhaaf ooga dhigo iney ahayd qof muslim ah oo bil ramadan gacan ka caqdaran ay dishay. Dad baa leh yaanan laga nixin qof fanaan ahaa balse Allah agtiisa waxaa dhici karta iney tahay mid kumanaan muslimiin ah ka wanaagsan. Mana jiro qof aanan dambi galin. Saado waa hooyo soomaliyed oo muslim ahayd isla markaana ahayd hooyo dadaal u sameeysay wadankeedi hooyo ilaa ay nafteedi qaali ahayd ay kuweeysay. Allah ha u naxariisto saado cali warsame inagana kadaashed inama fidneeyo
Posted on: Fri, 25 Jul 2014 02:06:13 +0000

Trending Topics



class="stbody" style="min-height:30px;">
Qualif CDM Zone Europe: Résultats ! GROUPE A: Rép.
Been in the far east for more than half my life and its time to
Micoplasmose em Aves: Picada de mosquito e batedeira 15/07/2012
los amo Almejack Guerra , Carla Antonia Muñoz Pedraza , Cristian
OK LADIES JOIN ME!! (From Lala Suerte Siete ) Ladies our Spa
On 9/3/14 we responded to a seriously injured hiker at the 6350
My new hat from tomorrows sunrise & new day will be a multitasking
I would like to thank each and every one of you that came out to

Recently Viewed Topics




© 2015