Inantan wiil ay yaraantii iskuulka wada dhigan jireen oo caayi - TopicsExpress



          

Inantan wiil ay yaraantii iskuulka wada dhigan jireen oo caayi jiray muuqaalkeeda wax ka sheegi jiray ayaa is yidhi shukaanso inantii oo waynaatay oo qurux badnaatay ka dib sawir yaraanteedii ah ayay soo bandhigtay waraaqna way soo raacisay ay leeday shalay xasuuso shalayna waxa uu ku caayi jiray inay BURAN tahay oo fool xun tahay waa aduunyo bal eeg iyadoo website yo badan oo daily mail ka mid yahay soo bandhigeen waraaqdan ay barteeda facebook ku baahisay twitter iyo facebook na tageero badan ka heshay This is absolutely brilliant! Good for her for responding gracefully and with respect for yourself and teach others in similar situations to respond with the same self-respect and dignity rather than anger and violence that we see so frequently. Thank you for sharing your experience. You may have just saved someone from hurting others either by bullying or by being bullied
Posted on: Tue, 09 Dec 2014 21:59:10 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015